spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Biixi oo xilkii ka qaaday mas’uulkii horkacayay madax-dhaqameedkii Oromada

Madaxweyne Biixi oo xilkii ka qaaday mas’uulkii horkacayay madax-dhaqameedkii Oromada

0
128

Talaado November 28 2023 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xilkii ka qaaday mas’uulkii horkacayay madax-dhaqameedkii Oromada ee dhawaan socdaalka ku yimid Magaalada Hargeyso ee Caasimada Soomaaliland.

Axmed Faarax Cadare, ayaa ahaa guddoomiyihii guddida Tamarta Soomaaliland ayaa maanta xilka laga qaaday,kaas oo goobo badan ku so wareejiyay.

 

Si rasmi ah looma oga sababta xilika looga qaaday Masuulka so hogaamiyay Wafdiga Oramada ee dhawaan lagu so dhaweeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here