spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS FAAH FAAHIN Qarax ka dhacay magaalada Garowe

FAAH FAAHIN Qarax ka dhacay magaalada Garowe

0
228

Arbaco November 29 2023 {HMC}  Qarax ka dhacay magaalada Garowe ayaa waxaa ku dhaawacmay saddex carruur ah oo la dhigay Isbitaalka, iyaga oo qaba dhaawacyo fudud, sida ay sheegeen qoysaska carruurtaasi.

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here