Faah-faahin Qarax ka dhacay Degmada Halgan ee Gobolka hiiraan

0
115

Inta la Xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay Ilaa 3 Qof oo kalena dhawac ayaa Kasoo gaaray kadib Markii Qarax Miino uu ka dhacay Suuqa Jaadka Degmadaas, Sida uu Hiiraanweyn usheegay Yuusuf Maxamed Nuur Gudoomiyaha Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Waxii Faah Faahin ah Hiiraanweyn Kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here