spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay afar qof oo loo heysto dilkii...

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay afar qof oo loo heysto dilkii Macalinka iyo Dhaqtarkii Walaalaha ahaa

0
159

Talado-December-12-2023-{HMC} Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa gacanta ku so dhigay afar qof oo loo heysto dilka labo wiil oo walaalo ah oo dhawaan lagu dilay deegaanka ilix oo hoostaga degmadda Guriceel Gobolka Galgaduud.

 

Afarta eedaysane ayaa laga so qabtay gobolka Shabeelaha dhexe xili ay ku guda jireen sida ay u baxsan lahaayeen.

 

Tan iyo markii u dhacay dilka labada wii ee walaalaha ahaa ayaa waxaa socday howlgalo lagu baadi goobaayo sida ay sheegeen masuuliyiinta maamulka Galmudug iyo ehelada wiilasha la dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here