spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo Jabuuti kula Kulmay Aqoonyahanno ku howlan Cilmibaaris...

Ra’isul Wasaare Xamse oo Jabuuti kula Kulmay Aqoonyahanno ku howlan Cilmibaaris muhiim ah

0
53

Arbaco-December-20-2023-{HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay qaabilay Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku hawlan cilmibaaris ku saabsan dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed.

Aqoonyahannada ayaa Ra’iisul Wasaaruhu kala hadlay doorka muhiimka ay aqoonyahannadu ku leeyihiin baarista iyo xal u helidda mashaakilaadka ka dhashay dagaalladii sokeeye ee dalkeenu soo maray.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dib u heshiin dhab ah ay saldhig u tahay xoojinta dowladnimada, isla markaana Xukuumadda DanQaran ay xoogga saareyso ka mirodhallinta aragtida Madaxweynaha ee “Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here