spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Qaabkii uu maanta u dhacay Aaskii AUN Wasiir Khadiija...

{DAAWO MUQAALKA} Qaabkii uu maanta u dhacay Aaskii AUN Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye.

0
130

Khamiis-December-21-2023-{HMC} Mgaalada Muqdisho waxaa manta si heer qaran ah loogu aasay Allah ha u naxariistee Khadiija Maxad Diiriye, oo aheyd wasiirkii haweenka iyo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, oo shalay ku geeriyootay dalka Jabuuti.

AUN Aaska ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxda sare ee dowladda, sida madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, guddoonka baarlamanka, madax hore, iyo xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda, iyo dadweyne kale.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here