{DAAWO MUQAALKA} Diyaarad ka baxday Baladweyne oo ku Dagtay Deegaanada ay As Maamulaan.

0
385

Arbaco jan-10 2024-{HMC} Diyaarad helicopter ah oo sida la sheegay ay leedahay QM kana kacday garoonka diyaaradaha Magaalada Baladwayne kuna sii jeeday degmada Wasil ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay ku dhacday baadiyaha Deegaanka Xiindheere ee Gobolka Galgaduud oo ay maamulaan Al shabaab sida ay Hiiraanweyn u sheegeen saraakiil ka holwgasho garoonka Ugaas khaliif ee Baladweyne .

Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa hal qof oo soomaali ah iyo 6 ajaanid ah sida ay saraakiisha garoonka Baladweyne u sheegeen Hiiraanweyn.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here