{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Maxamed Abiib “Madaxweyne Muuse Biixi Miino uu itoobiya kasoo qaatay ayuu xanbaarsanyahay”

0
104

Sabti jan-13 2024-{HMC}  Xildhibaaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Xildhibaanada Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay talaabadii Madaxweyne Muuse Biixi ay uu heshiiska kula galay Dowladda Itoobiya dhinaca Kale waxaa uu aad u cambaareeyay musuq maasuqa wasaarada Maaliyada Soomaaliland,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here