Hay’adda NISA oo war kasoo saartay xarriga Sadax kamid ah shaqaalaha shirkadda Hormuud

0
173

Isniin jan-15 2024-{HMC} Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo raaceysa Sharciga Hay’adda iyo kan la dagaallanka Argagixisada ayaa soo xirtay qaar ka mid ah Howlwadeennada shirkadda Hormuud oo is hortaag ku sameeyay shaqada Hay’adda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here