{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle oo Tababar usoo xiray Ciidan Cusub.

0
94
Isniin-22-jan-2024-{HMC}  Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Madaxtooyada Hirshabeelle oo mudo tababar uga socday Caasimada Jowhar.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidankaan daraawiishta ah ay u diyaarsan yihiin adkeynta amniga caasimada, Madaxtooyada sidoo kalana ay ka qeyb qaadan doonaan wajiga labaad ee howlgalada lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta ah ee alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here