spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS FAAH-FAAHIN: Qaraxa ka dhacay Dagmada Halgan ee gobalka hiiraan.

FAAH-FAAHIN: Qaraxa ka dhacay Dagmada Halgan ee gobalka hiiraan.

0
140

Jimco jan-26- 2024-{HMC} Faah-Faahino dheeraad ayaan ka heyleynaa qarax miino oo Duhurnimadii maanta ka dhacay Magaalada Halgan ee Gobalka Hiiraan kaas oo heystay khasaaro.

Nuuca Qaraxa ka dhacay Halgan ayaa ahaa Miino Nuuca Dhulka lagu aaso waxaana uu si gaar ah uga Dhacay Goob qaadka lagu iibiyo oo ku taala bartamaha Magaaladda.

ilaa seddex qof oo shacab ah ayaa dhaawacyo ay kasoo gaareen qaraxa lamana soo warin wax khasaaro nafeed ah.

WIXII KASOO KORDHA HALKAAN KALA SOCO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here