Tuesday, May 21, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Muqdisho oo lagu soo dhaweeyay Koox-da Toronto FC ee ka socata dalka Canada.

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC}  Madaxda xiriirka Soomaaliyeed Ee kubadda cagta Oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka 3aad xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Mudane Yusuf Xuseen Oo uu wehliya Cumar Maxamud mugaanbe oo ah Xubin gudiga fulinta XKC Ayaa maanta magaalada muqdisho Kusoo dhaweeyay Koox kasocata Canada oo lagu magacaabo Toronto FC.
Kooxda Kubadda Cagta Toronto Fc ayaa kullumo saaxiibtinimo ku ciyaari doonta magaalada Muqdisho, waxaana ay ka qeyb qaadan doonaa qorshaha hormarinta Kubadda cagta iyo is dhexgalka Bulshada.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxda Puntland oo ka qeeyb Galay Aaska Xildhibaan shil ku dhintay.

Talaado-21-May-2024 {HMC} Madaxda Puntland oo ka qeeyb Galay Aaska Xildhibaan shil ku dhintay. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://www.youtube.com/watch?v=t4pD9a8qJsA

{DAAWO MUQAALKA} Afgambi Fashilmay oo ka dhacay Dalka Koongo

Talaado-21-May-2024 {HMC} Afgambi Fashilmay oo ka dhacay Dalka Koongo HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/ul5IsTn6Lvs

WARARKA