Maamulka Puntland oo sheegay iney qabateen ajaaniib ka tirsanaa AS iyo Daacish.

0
57

Jimco -09-Feb- 2024-{HMC} Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay iney magaalada Boosaaso ku qabteen labo nin oo ah ajaaniib ka soo kala jeeda dalalka Marooko iyo Siiriya.

Booliska oo soo saaray qoraal kooban ayey ku sheegeen in raggan oo laga qabtay Degaan miyi ah oo hoos taga gobolka Bari ay ka tirsanaayeen kooxaha Al shabaab iyo Daacish.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOLISKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here