{DAAWO SAWIRADA} Xuska maalinta Radiyaha Aduunka oo Muqdisho Lagu qabtay.

0
146

Talaado 13 Feb {HMC} Maanta oo ku began 13 ka February maalinta Raadiyaha Aduunka iyo kob iyo tobansana guuradii kasoo wargeetay aas aaskii dallada warbahainta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa munaasabad lagu maamusyay lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay hogaanadda SOMA, Fosej, wariyaal iyo macalimiin saxaafaded.

 

Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay xoghaya daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxamed Cismaan Makaraan oo kulanka kaga hadlay qiimaha uu wali leeyahay Radiyaha iyo halkudhiga sanadla ay sanadkan qaaten oo ah Nabada iyo Raadiyaha.

 

“Dadka Soomalaiyeed waxey wali dhageestaan oo ay xogta ka helaan waa Radiyaha, taasi waxaa ka garan garnaa in qiimaha Radiyaha iyo sidey idaacadaha ugu qeyb qaateen xaaladihii adkaa ee dalkeena uu soo maray siyaasi waxa yiri” Xoghayaha Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA.

Mohamed Makaran World Radio Day

Xoghayaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Faarax Cumar Nuur oo si qota dheer uga hadlay bilowgii Raadiyaha ee dadka Soomaaliyeed iyo wali sida uu muhiim uga yahay ayaa xuska munaasabadan uga mahadceliyay Daladda Warbaahinta SOMA.

Farax Cumar Nuur World Radio Day

Maxamed Maxamuud Cadde oo ah qabiir Saxaafadeed mudo dherna ka so shaqeynaayay Laanta afka Soomaaliya ee BBC da ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta muhiimada uu leeyahay radiyaha iyo sida ay dadka soomaaliyeed uu raadiyaha ugu ahaa dhan.

Mohamed Adde World Radio DayUgu danbeeyn waxaa munaasabad ka hadlay qaar kamid ah agaasimayaashii idaacadaha iyo macalimiintii saxaafadeed ee ka qeyb galay isu imaatanka, iyagoo ka sheekeyay marxaladii kala duwanaa ay kusoo shaqeeyeen iyo qiimaha Radiyaha.

Burhaan Diini Farax World Radio Day Aadaamoow World Radio Day

021318 World Radio Day in Mogadishu 2 World Radio Day in Mogadishu 3 World Radio Day in Mogadishu 4 World Radio Day in Mogadishu 1

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here