{DAAWO MUUQAALKA} Turkiga oo bilaabay fulinta Heshiiskii ay la saxiixdeen Soomaaliya

0
88

Axad25-Feb-2024-{HMC}  Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u bilaawday fulinta Heshiiskii ay la saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya sida uu sheegay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka General Ibraahin Shiikh Muxudiin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here