Maxay tahay sababta 4 sano ciyaarta looga joojiyay Paul Pogba?

0
130

Khamiis ,29 Feb,2024 {HMC}  Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Juventus ee Paul Pogba ayaa sheegay in uu aad uga murugooday, naxay, isla markaana uu qalbi jabay ka dib markii muddo afar sano ah laga ganaaxay ciyaaraha kubadda cagta sababo la xiriira fal-dambiyeedka daroogadu.

Laacibka heerka caalami ee dalka Faransiiska, oo 30 jir ah, ayaa si ku meel gaar ah shaqada looga joojiyay bishii Sebtembar ka dib markii baaritaan dawo lagu sameeyay laga helay heerar sare oo testosterone ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here