Thursday, May 16, 2024
spot_imgspot_img

Ururka Kubadda Cagta Falastiin ayaa Siweyn uga murugooday Geerida Muhammad Barakat oo Israa’iil ay Dishay .

Arbaco  13 March, 2024 {HMC} Ururka Kubadda Cagta Falastiin wuxuu ka murugoonayaa geerida Muhammad Barakat, ciyaaryahan caan ah oo ku dhintay weerar Israa’iili ah oo ka dhacay Khan Younis. Cayaaryahankaan ayaa loo yaqaaney ‘Halyeeyga Khan Younis’, geerida Barakat waxay si cad u muujineysaa saameynta colaadda socota ku leeyahay ciyaartoyda iyo ciyaaraha Falastiin.

Ilaa hadda, 157 ciyaartoy Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 90 ciyaartoy kubadda cagta, ayaa la dilay tan iyo Oktoobar 7, PFA waxay iftiiminaysaa saameynta burburka leh ee colaadda ku leedahay isboortiga iyo nolosha Falastiiniyiinta.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay ka wada hadleen Hogaamiye cali Jeyte iyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan.?

Arbaco-15-May-2024 {HMC} Maxay ka wada hadleen Hogaamiye cali Jeyte iyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan.? HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/29VpPdobJ90

{DAAWO MUUQAALKA} Dad caraysan oo la wareegay xarunta Maamulka Qod-qod fariinna u diray Maamulka Hirshabeelle

Arbaco-15-May-2024 {HMC} Dad caraysan oo la wareegay xarunta Maamulka Qod-qod fariinna u diray Maamulka Hirshabeelle HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/WQT3Op6a62U

WARARKA