Sunday, May 19, 2024
spot_imgspot_img

QM oo sheegtay in 20,000 oo caruur ay macluul ugu dhinteen Gaza

Arbaco 13 March, 2024 {HMC} Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 20,000 oo caruur ah oo Gaza ku nooli ay u dhinteen macaluul, xilli magaalada uu ka socdo dagaalka Israel iyo Xamas.

Dhakhaatiirta ayaa waxa ay sidoo kale sheegayaan in tiro kale oo intaas ka badani ay la nool yihiin xanuunada maskaxda.

Weriyaha VOA Heather Murdock ayaa warbixintan ka soo dirtay Istanbul, sidoo kale waxaa warbixintan kala qayb qaatay Nedal Hamdouna iyo Amjed Tantesh oo ku sugan Gaza.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 19/5/2024

Axad May, 19, 2024 (HMC) Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 19/5/2024 HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/hQJPObA-kRU  

{DAAWO MUUQAALKA} Walaalo isla dhashay oo loo haysto dil loo adeegsaday 46 xabadood

Axad May, 19, 2024 (HMC) Walaalo isla dhashay oo loo haysto dil loo adeegsaday 46 xabadood HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/kvNRMymajH0  

WARARKA