Khamiis 14 March, 2024 {HMC} Dagaal oo Xoogan oo udhaxeeyo Ciidamada Maamulka Hirshabeelle iyo Kuwa Taabacsan Hiiraan State ayaa ka socda Magaalada baladweyne ee Gobolka Hiiraan, Dagaalkan waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan.
Dagaalkan oo biloowday xalay ayaa ilaa iyo Hada ka Socda Afaafka hore ee Xarunta Lama-galaay, Halkaasi oo Gudaha ay ku Jiraan Ciidamada Taabacsan Hiiraan State, Halka kuwa Hirshabeelle-lane ay Banaanka Xerada ay joogan.




