Maxaa ka dhalan kara dib usoo laba kaclaynta burcad badeedda Soomaaliya?

0
49

Talaado-19- March-2024 {HMC} Marin biyoodka caalamiga ah iyo xeebaha Soomaaliya oo aanan lahayn ilaalo xooggan oo Soomaali ah, ayaa sal u noqday in falalka burcad badeedka, oo sanadihii dhowaa hoos u dhacay, ay sare u kacaan mar kale.

Haddaba, badqab la’aanta gadiidka maraya biyaha Soomaaliya iyo weerarada burcad badeedda, saameyn intee la eg ayey ku yeelan kartaa ganacsigii iyo socodka shixnaha maraakiibta iyo doonyaha biyaha Soomaaaliya Isticmaalaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here