Wararkii ugu dambeeyey ee doodda dib u eegista dastuurka

0
58

Talaado-19- March-2024 {HMC} Doodaha ku saabsan dib u eegista dastuurka ayaa welii ka socda baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay dhinaca kalena ay jiraan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo dhalliilay qorshaha wax ka beddelka dastuurka.

Sidoo kale xubnaha dumarka ee ku jira baarlamaanka ayaa sheegay inay doonayaan in qoondada dumarka uu dammaanad-qaado dastuurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here