Puntland oo si adag ugu hadashay qorshaha wax ka beddelka dastuurka

0
50

Talaado -26-March-2024 {HMC} Maamulka Puntland ayaa qoraal dheer ah oo uu soo saaray ku sheegay inaysan marnaba aqbali doonin in isbeddel lagu sameeyo ama la dhameystiro dastuurka Soomaaliya oo la filayo in uu dhowaan u codeeyo baarlamanka Soomaaliya.

Puntland ayaa sheegtay in isku daygan uu yahay mid meesha looga saarayo dastuurkii lagu heshiiyey, laguna beddelayo dastuur cusub oo masaaliix gaar ah ay ka dhex arkaan madaxda dowladda federaalka, sida ay hadalka u dhigtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here