Thursday, May 9, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose

Arbaco-27-March-2024 {HMC} Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, isagoo kormeeray saldhigyada ciidamada xoogga degmadaas.

Saraakiil uu ka mid yahay Abaanduulaha
qeybta 12-ka April G/Sare Warsame Maxamed Diiriye ayaa Taliye Dayax ku soo dhaweeyey Afgooye, taliyaha ayaa ciidanka faray inay u diyaar garoobaan howlgallo culus oo Khawaarijta looga sifeyn doono deegaanada ay uga dhuumaaleystaan Sh/Hoose.

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay inuu socdo diyaar garowga dagaalka guud ahaan dalka looga xoreynayo argagixisada.

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {08-05-2024}

Arbaco 8 May, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman macalin...

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Qoorqoor oo ku amaanay Reer Caabudwaaq Hirgilinta Jaamacada Umada Faraceeda Galmudug.

Arbaco, 8, May, 2024 {HMC} Madaxweyne Qoorqoor oo ku amaanay Reer Caabudwaaq Hirgilinta Jaamacada Umada Faraceeda Galmudug. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/_njrejv2iJ4

WARARKA