Thursday, May 9, 2024
spot_imgspot_img

Deegaanka Jiracle oo Laga Hirgilinaayo Ceel-biyo Macaan ama Ceel riig

Arbaco-27-March-2024 {HMC}  Deegaanka Jiracle oo Hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa Markii Ugu Horeeysay Laga qodayo Ceel-biyo Macaan oo ay baahi weyn u qabeen dadka iyo duunyada.

Dadka ku nool deegaankan ayaa ka Bixi doono Biyo la’aanta Deegaanka ku haysay Mudo Sanado ah.

Dadka deegaankanka jiracle ayaa horey u dhistay dugsi hoose dhaxe ah iyo Isbitaal weyn oo ay uga baxeen baahiyihii caafimaadka iyo Waxbarashada Deegaanka.

Hir gilinta ceelkan biyaha macaan ayaa ah fursad kale oo horumarineed u ah Deegaanka Deegaanka Jiracle ee Gobolka Hiiraan.

{DAAWO MUUQAALKA} Raisul wasaare Xamse oo Markale ku celiyey Doorasho Qof iyo Cod ah Dalkan ineey ka dhaceeyso.

Khamiis, 9, May, 2024 {HMC} Raisul wasaare Xamse oo Markale ku celiyey Doorasho Qof iyo Cod ah Dalkan ineey ka dhaceeyso. HOOS KA DAAWO MUQAALKA...

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn { 9 05 2024}

Khamiis, 9, May, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo :Abdi maajid...

WARARKA