{DAAWO MUQAALKA} Maxey u baaqdeen Diyaaradihii duulimaadyada ku imaan Jiray garoonka Diyaaradaha Muqdisho

0
115

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Diyaarado dhowr ah oo duulimaadyo ku tegi lahaa garoonka Aadan Cadde International Airport ee Muqdisho ayaa maanta ka baaqsaday ka dib markii digniin amni ay ka soo baxday safaaradda Maraykanka ee Nairobi.

Safaaradda ayaa sheegtay inay halis ku wajahan tahay dhowr goobood oo Muqdisho ah oo uu ka mid yahay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here