Friday 12 April , 2024 {HMC} Shir wadashi ah ayaa magaalada Nairobi ku dhaxmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Ujeedka shirka ayaa ah sidii looga tashan lahaa arrimaha dastuurka, xoojinta la dagaalanka Argagixisada iyo sidii is-faham looga gaari lahaa arrimaha masiiriga ah ee dalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa Caawa shaaciyay in ay isfahmi waayeen Madaxweyne xasan shiikh is la markaana uu shirkooda ku dhamaaday is fahmi waay.




