WAR DEG DEG AH: Israa’iil Oo War ka so saartay weerarka ay Iran ku soo qaaday

0
100

Axad 14 April , 2024 {HMC} Afhayeenka ciidanka Israa’iil, Daniel Hagari ayaa shir jaraa’iid oo uu goor dhow qabtay, wuxuu kaga hadlay weerarka ay Iran ku soo qaaday;

In ka badan 200 oo gantaalada ballistic-ga ah iyo kuwa cruise-ka , ayay Iran ku soo weerartay Israa’iil, walina wuu socda weerarka.

Gantaallo ayaa ku dhacay saldhigga ciidanka cirka oo ku yaalla koonfurta, ma badna khasaaraha gaaray.

Wali waxaa soo galaya hawada Israa’iil diyaaradaha iyo gantaalada Iran , badi waan soo ridnay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here