Israa’iil oo Qaramada Midoobay ka Dalbatay kulan deg deg ah oo looga hadlay weerarka ay Iiran Ku qaaday ,

0
151

Axad 14 April , 2024 {HMC} Israa’iil ayaa ku baaqday kulan degdeg ah oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadlay weerarka ay Dowladda Iiran caawa ku qaaday Israa’iil.

Dhinaca kale Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warramaysa toogasho ka dhacday koonfurta Nablus ee Daanta galbeed ee la haysto in lagu dhaawac haweenay ka tirsan ciidanka Israa’iil,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here