Thursday, May 16, 2024
spot_imgspot_img

Mareykanka oo tababar usoo xiray dufcad ka tirsan Ciidanka Danab

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo soo xiray tababar.

Munaasabad lagu qabtay Balidoogle, oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamad Xoogga, ayaa waxaa askartaasi loogu sheegay in ay u diyaar garoobaan ka qeyb-qaadashada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

{DAAWO MUUQAALKA} Kulan lagu soo bandhigayey Qadiyada Somaliland oo lagu qabtay Daka Sweden.

Khamiis-16-May-2024 {HMC}  Kulan lagu soo bandhigayey Qadiyada Somaliland oo lagu qabtay Daka Sweden. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/JZe-EuBBNro

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya oo carabta ka dooneysa taagero si ay u hesho xubinimada Golaha Amaanka

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Soomaaliya oo carabta ka dooneysa taagero si ay u hesho xubinimada Golaha Amaanka. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/1YiP3gs2L1Y

WARARKA