Tuesday, May 21, 2024
spot_imgspot_img

Duqeyn Ruushku ka gaystay waqooyiga Ukraine oo ay ku dhinteen 8 qof

Arbaco-17-April-2024 {HMC}  Maayarka magalada waqooyiga Ukraine ku taala ee Chernihivayaa sheegay in 8 qof ay ku dhinteen, 18 kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn uu Ruushku ka gaystay magaaladaasi.

 

Gudoomiyaha gobolka ayaa isna sheegay in sedex gantaal ay ku dhaceen meel ku dhaw bartamaha magaalada.

 

Maamulayaasha magaalada ayaa dalbanaya dhiig shubid balaaran si loogu gurmado dadka dhaawaca ah.

 

Dhinaca kale warrar ayaa sheegaya in Ukraine ay iyana duqeysay saldhig milatari oo ruushku leeyahay oo ku yaala gobolka la haysto ee Crimea.

{DAAWO MUQAALKA} Afgambi Fashilmay oo ka dhacay Dalka Koongo

Talaado-21-May-2024 {HMC} Afgambi Fashilmay oo ka dhacay Dalka Koongo HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/ul5IsTn6Lvs

{DAAWO MUQAALKA} Waa kuma ninka awoodda badan ee bedelaya Madaxweynihii geeriyooday ee Iiran?

Talaado-21-May-2024 {HMC} Waa kuma ninka awoodda badan ee bedelaya Madaxweynihii geeriyooday ee Iiran? HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/ENdTdwJG6p8

WARARKA