Friday, May 17, 2024
spot_imgspot_img

Dalalka ugu dhaqaalaha sarreeya caalamka ee G7 oo ka walaacsan afgaradkii dhaxmaray Somaliland iyo Itoobiya

Sabti -20-April-2024 {HMC}  Wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka ugu dhaqaalaha sarreeya caalamka ee G7 , ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Itoobiya iyo Somaliland kala saxeexdeen January 2024.

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Canada, France, Germany, Italy, Japan, UK, Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa ku booriyay Itoobiya iyo Soomaaliya in ay furnaadaan dhammaan dariiqyada wada hadalka si looga hortago in dhibaato kale dhacdo.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha SSC-Khaatumo oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Roma Talyaaniga.

Jimco-17-May-2024 {HMC}  Madaxweynaha SSC-Khaatumo oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Roma Talyaaniga. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/yZY46tY43Jo

{DAAWO MUUQAALKA} Caruurta Agoonta Booliska Soomaaliyed oo u Diyaar Garobeyso Imtixaanka Dowlada iyo Masuliyiin Boqday

Jimco-17-May-2024 {HMC}  Caruurta Agoonta Booliska Soomaaliyed oo u Diyaar Garobeyso Imtixaanka Dowlada iyo Masuliyiin Boqday HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/gt_hqiK5IvQ

WARARKA