Home SOMALIA NEWS Baladweyne Nin Walaalkiis ka yar ku dilay Xaafada Howl-wadaag.
Sabti-20-April-2024 {HMC} Allaha Unaxariistee Waxaa Galabta Magaalada Baladweyne Lagu dilay Sharmaarke Muuse Saxan-diid oo Kamid aha Dhalinyarada Xaafada Howl-wadaag.
Dilkiisa waxaa geeystay Walaalkiis ka weyn oo lagu Magacaabo Cabdisalaan Muuse Saxan-diid. Labada wiil ayaa isku Khilaafay Suuli ama Musqul laga dhisayay Guriga qeeyb kamid ah waxaana ugu dambeeyn Sababtay in Sharmaarke Goobta lagu dilo. Dilkiisa waxaa u Adeeg Saday Birtii Musqusha lagu qodayay.
Meeydka Marxanuunka waxaa Idaacada Hiiraanweyn u Xaqiijiyay Maxamed Xasan Cali oo ku sugnaa Goobta uu dilka ka dhacay.
Like this:
Like Loading...