Sunday, May 19, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiye Madaale oo dhagax dhigayo wado muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho

Khamiis -25-Apr-2024 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda oo ah wadada isku xirta isgoosyada Dabka iyo Dekadda Magaalada muqdisho.

Munaasabaddan dhagax-dhiga waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada iyo Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ay sii socon doonan mashaariicda dhismaha waddooyinka Caasimadda, isaga oo sheegay in wadadaan ay muhiim u tahay isku socodka Bulshada iyo Gaadiidka badeecada ka qaada Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho.

HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Hiiraanweyn 18-05-2024

Sabti, May, 18, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdimajiid...

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu Waa Weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraan 18-05-2024.

Sabti, May, 18, 2024 (HMC) –  Wararka ugu Waa Weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraan 18-05-2024. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/6ZdYxaTqeSk

WARARKA