spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Sri Lanka oo askar looga laayay dalka Ukraine

Dowladda Sri Lanka oo askar looga laayay dalka Ukraine

0
53

Jimco, 10, May, 2024 {HMC}  Booliska dalka Sri Lanka ayaa sheegay in ugu yaraan 8 askari oo hore uga tirsanaan jiray ciidamada dalkaasi ay ku dhinteen iska horimaadyada ka socda dalka Ukraine.

Afhayeen u hadlay booliska dalka Sri Lanka ayaa sheegay inay hayaan warar sheegaya in in ka badan siddeetan askari oo hore uga tirsanaan jiray milateriga loo qoray kooxo calooshood u shaqeystayaal ah.

Inta badan waxaa la rumeysan yahay inay u dagaalamayaan Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here