Faah Faahin dheeraad Ah Dil ka dhacay Saldhiga Booliska Guriceel

0
102

Talaado-14-May-2024 {HMC} Guriceel: Nin Kamid ahaa maxaabiis lagu hayey Saldhiga Booliiska Guriceel oo isku dayey in uu ka fakado xabsiga ayaa u geeriyoodey rasaas uu ku furey askari waardi ka hayey Saldhiga

Marxuumka dhintay ayaa la sheegay in lagu magacaabi jiray Xidddig Cali Khaliif, waxaana dhacdadan ay timid xili jimcihii lasoo dhaafey xabsigaasi ay ka baxsadeen dhowr maxbuus oo ku xukunnaa min dhowr sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here