spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Tababar loo soo Xiray 70 Askari oo Baanda-Musiga Ka...

{DAAWO SAWIRADA} Tababar loo soo Xiray 70 Askari oo Baanda-Musiga Ka Mid Noqonaayo

0
94

Khamiis, 23 May, 2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa tababar u soo xiray 70 Askari oo cusub oo ka mid noqonaya qeybta hab-maamuuska gaar ahaan ee Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed.

Munaasabadda Tababarka loogu soo xiray ciidankaas waxaa goobjoog ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan C/llaahi Maxamed {Kaniif} iyo Saraakiil kale, waxaana lagu qabtay Dugsiga Tababarka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee S/Guuto Kaahiye oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here