spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA Puntland oo shaacisay jadwalka doorasho qof & cod ah.

Puntland oo shaacisay jadwalka doorasho qof & cod ah.

0
151

Axad 2 June 2024 {HMC} Guddiga doorasha Puntland ee PEC ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 3-da degmo ee ka dhiman gobolka Nugaal

Doorashoyinkan oo ah kuwa qof iyo cod ah ayaa ka qabsoomaya degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan, waxaana xisbiyada au ku tartami doonana kuraasta goleyaasha degaanka.

Waxaa meesha ka baxday soo jeedintii xisbiyada qaar ee ahayd in diiwaangelinta codbixiyayaasha dib loogu celiyo maadaama ay jiraan dad badan oo aan horay fursadda diiwaan gelinta uga faa’iidaysan

HOOS KA Daalaco JADWALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here