{DAAWO SAWIRADA} Tababar Aqoon kororsi oo Beledwayne ugu Furmay qaybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

0
55

Talaado 09 julay 2024 {HMC} Hoggaanka isku xirka Shacabka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee {CIMIC} ayaa tababar aqoon kororsi ah magaalada Beledwayne uga furay qaar kamid ah saraakiisha iyo saraakiil xigeenada hoggaanada qaybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Tababarka ayaa saraakiisha iyo saraakiil xigeenada qaybta 27aad lagu barayaa sidii ay ula fal-geli lahaayeen shacabka ku dhaqan deegaanada laga xoreeynayo AS, maadaama AS dhibaatooyin badan ka geeystaan deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan.

Deeganada Gobalka Hiiraan ayaana Ah Deegaanada Sida Daran Shabaabka Loogala Dagaalamay, Dadka Deegaanka Ayaana Kaalin Muhiim Ah Ka Ciyaaray Sidii Looga Saari Lahaa Deegaanada Iyo Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Gobalka Hiiraan.

450483345 969360758563864 4817093780594967111 n 450338162 969360671897206 2922611837664640539 n 450484236 969360738563866 2866718431021091234 n 450478632 969360641897209 7273714479752311841 n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here