Xageey ku danbeeyaan Soomaalidi ka qaxday Dagaalka Kasocda Dalka Ukraine?

0
75

Khamiis 11 july 2024 {HMC} Marki uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday waddanka jaarka la ah ee Ukraine bishii Febraury ee sannadki 2022-ki, waxaa dadki uu saameeyay ee dagaalka ka qaxay ka mid ahaa Soomaali u badneyd arday.

Dhalinyaradaasi oo qaarkood ay la socdeen waalidiintooda, ayaa waxa ay intooda badani u qaxeen dalal ku yaalla galbeedka iyo waqooyiga Yurub.

Dadkaasi waxaa ka mid aheyd Amira Hassan Nur oo iyada iyo qoyskeeda ay u qaxeen dalka Jarmalka.

Amira, oo ku noolaan jirtay magaalada Odesa ee koofurta Ukraine, ayaa waxa ay hadda dagantahay dalka Jarmalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here