{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Jeesoow oo Dhaar hanjabaad iyo Baaq iskugu daray Madaxweyne Lafta Gareen.

0
99

Jimco 2, August 2024 {HMC} Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Wasiir Amniga KGS hadalo ay colaad ka muuqdaan ayuu hawada isoo mariyay, Walaahi Bilaahi hadii dagaalkaasi dib u sii socda waxaa lagu dalamayaa afarta xaafadeed ee Walaweyn, Beesha Gaaljecel ha difaacdaan deegaanadooda”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here