{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh “Soomaali uma talin doono qof aysan dooran.”

0
100

Jimco  9,August, 2024 {HMC} Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa yiri “Inta laysla shaqayn waayo oo lugaha laysku dhego yaan hadhow lagu leys eedeyn oo la oo la dhahidoonaa doorasho lama qaban karo Soomaali uma talin doono qof aysan dooran.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here