spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda oo ka warbixisay Howl-galaddii dhacay todobaadkii lasoo dhaafay.

Dowladda oo ka warbixisay Howl-galaddii dhacay todobaadkii lasoo dhaafay.

0
80

Jimco 16 Aug 2024 {HMC} Wasaaradda difaaca soomaaliya ayaa soo saartay warbixinta todobaadlaha ah ee howl-galadda ay wadaan ciidanka xooga dalka iyo dadka deegaanka.

Howlgaladda ayaa intooda badan todobaadkaan ka dhacay goboladda Gal-gaduud Shabeladda hoose iyo Jubadda hoose.

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhiga ayaa warbaahinta usoo koobay howlgalada dhacay iyo khasaaraha gaaray AS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here