Sabti 17, Aug 2024 {HMC} Qarax xooggan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacay maqaayad lagu shaaho oo kutaalla degmada Dayniile , gaar ahaan meel ku dhaw xarunta degmada maamulka degmada .
Sida aan xogta ku helnay qaraxa miino ayaa ka dhacay maqaayad ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan booliisa milataaro , waxaa sidoo kale goobta qaraxa ka dhacay ku sugnaa dad shacab ah oo qaarkood maqaayada ku sugnaayeen.



