QM oo War ka so saaray warqad Maalmihii u dambeeyay internetka lagu faafiyay.

0
81

Talaado 20 Aug 2024 {HMC} Xafiiska howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa beeniyay warqad toddobaadkii u dambeeyay internetka lagu faafiyay oo la xiriirtay digniin weerarro ka dhici kara Muqdisho.

Si joogta ah waxaa inta badan baraha internetka oo WhatsAppka ugu horreeyo lagu arkaa farriimo lagu wadaago oo la sheego inay ka soo baxeen xafiiska Qaramada Midoobay oo looga digayo weerarro qaraxyo ah oo ka dhici kara goobaha muhiimka ah ee Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here