Talaado 27 August 2024 {HMC} Labo diyaaradood oo kuwa milatariga ah ayna leeyihiin ciidamada Masar ayaa waxay gaareen magaalada Muqdisho.
Macadda sababta ay u imaaden iyo waxa ay sidaan balse waxaa loo maleynayaa in ay qeyb ka tahay fulinta heshiiska difaaca labada dal,ee Masae iyo Soomaliya.



