{DAAWO MUQAALKA} Bandow Lagu soo Rogay Ceerigaabo

0
124

Arbaco 28, August  2024 {HMC} Maamulka Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa Bandow ku so rogay Magaaladaas kadib rabshado ka dhacay Maal mahii la so dhaafay.

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag iyo saraakiisha Amaanka ayaa si wada Jir ah ula hadlay warabaahinta kuwaas oo ku dhawaaqay bandowga lagu so rogay Magaalada waxana uu bandowga bilaabanayaa 10 ka galabnimo ama 4ta galabnimo ilaa 7 subaxnimo ayuuna socondoonaa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here