{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Qaali “In Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ay taageraan Itoobiya waa musiibo”.

0
103

Sabti August 31, 2024 {HMC} Xildhibaan Qaali oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa musiibo ku tilmaamtay In Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay taageeraan Itoobiya .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA XILDHIBAANADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here