Saturday August 31, 2024 {HMC} Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta so saaray Warsaxaafadeed ay ku difaacayaan Itoobiya iyo wixii shalay ka dhacay Gobolka Bakool isla markaasna ay ku eedeynayaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.



