{DAAWO MUQAALKA} Soomaaaliya oo Loogu Baaqay in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada AS

0
92

Arbaco 04-09-2024 {HMC} Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan iyo Guddiga Xuquuqda Carruurta ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay Soomaaliya in ay joojiso xukunka dilka ah ee lagu ridayo carruurta iyo dhallinyarada lagu helo dambiyada. da’doodu ka yar tahay 18 jir.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here