Sunday 8 Sep. 2024 {HMC} Maaqayad caan ah ayaa Magaalada Muqdisho ku gubatay, waxaana ka dhashay qasaaro xoogan sida ay warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah Howlwadeenada Maqaayada Gubatay.